Somaliland oo War kasoo saartay dagaalkii ay ku dhawaaqday Puntland (Akhriso)

War Saxaafadeed kasoo baxay Wasaarada Gaashaandhiga Maamulka Somaliland ayaa looga jawaabay guluf dagaal ay shalay ku baaqeen masuuliyiin katirsan maamulka Puntland. Wasaarada Gaashaandhiga Somaliland ayaa sheegtay in ay aqbaleyn waan waantii ay wadeen Urur goboleedka IGAD iyo Qaramada Midoobay ee ku aadanaa in xal laga gaaro xiisada dagaal ee labada maamul u dhaxeeya. Somaliland ayaa … Continue reading Somaliland oo War kasoo saartay dagaalkii ay ku dhawaaqday Puntland (Akhriso)